Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Af-suuq (Af Ingiriis : slang; Af Carabi : ar‎) waa ereyo iyo xarfo ka mid ah luuqad kuwaasi oo gaar u ah koox bulshada ka mid ah. Sida caadiga ah, af-suuqigu waa hadal aan toos ahayn kaasi oo khaas u ah bulsho gaar ah. Guud ahaan, af-suuqigu waa hadalka u dhaxaysa saxiibo iyo dhalinyaro aan rasmi ahayn.yt

sidoo kale fiiri

wax ka badal