Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Beesha Habarceyno waa beel weyn Oo dagan konfurta iyo gobalada dhexe Ee somaliya sida jacar.bargan, Dac, garharer,Ceelbuur, wabxo. Halka gobalka ay ka dagan dagmada Howlwadag dagmada Hodan , dagmada wadajir iyo Degamada Deynile. Besha waxa ka dhashay Hogamiyal badan Oo dalkeyna so maray Oo ka mid yahay ugaas faracade, xildhibanad ki ugu horeyay Ee hawiye cosoble, raysal wasarihi ugu mudada dheray Hassan Ali Khaire …… Beshan waxey heysta Xilka gudomiyaha kowad gobalka banadir ahn gudomiyaha mamulka iyo maliyada gobalka banadir , nabad donka belaha hawiye xaad, xildhibayo iyo wasiro her dowlad gobaled iyo faderal isku jiro aya kaso jedo beshan..