XADGUDUB Wadashaqeyn ka dhan ah dambiyada laga galo carruurta ee dhanka internet-ka 2:35 min 20 Iswiidhish ah ayaa la tuhunsan yahay.
GAADIIDKA Dayactirka wadada E4 oo sababay jaha wareer isu socodka gaaadiidka 1:14 min Kiiloo mitir safaf dhaadheer leh oo sababay saacado joogsi ah.
MUSHAHARKA Shuruudaha mushaharka shaqaalaha soo-galootiga 1:56 min Aad bay u adag tahay in shaqaale loo qoro shaqooyinka nadaafadda iyo adeegga.
SHARCIGA DEGENAANSHAHA Caruurta shaqaalaha soogalootiga oo halis ugu jira in la tarxiilo 3:01 min Sharciga degenaanshaha.
XILLIYADA FASAXA Carruurta iyo xilliyada fasaxa iskuulaadka 3:52 min Xilliyada iskuulaadku ay xiranyihiin ayaa caruurta loo qabtaa hawlo ay ku mashquulaan.
SHURUUC Dembiilayaasha oo la xiri karo muddo aan xad lahayn 1:51 min Talo ka timid baarayaasha dowladda
XUKUN DIL Xukun dil ayaa lagu xukmay muwaadin Iswiidhish ah 0:55 min Waxay ku saabsantahay dil hoggaamiye burcadded ee Baqdaad
HAY'ADDA DEEQDA WAXBARASHADDA Tiro rikoor ah oo arday ah ayaa lagala noqday deeqda waxbarasho ee CSN 1:51 min Waxeey saameeyn kartaa helitaanka caawinaadaha kale ee dhaqaleed.
ISDILKA Isdilka oo dalka ku soo kordhay 3:35 min Istaraatijiyad cusub oo heer qaran oo dayrtan la soo bandhigaayo
WADADA E6 Maanta ayaa wadadda E6 si rasmi ah dib loo furayaa 1:58 min Jidkaas oo horay ugu burburay dhul go'ii dayrtii hore
CAAFIMAADKA CARUURTA Hay'adda Caafimaadka Dadweynaha oo sheegtay in caafimaad darro eey u keento carruurta isticmaalka baraha bulshada 2:13 min Waxay kordhisaa jirrooyinka jirka iyo maskaxda.