Soqotra
Jasiirad u dhexeysa xadka Somaliya iyo Yemen
Coordinates: 12°30′36″N 53°55′12″E / 12.51000°N 53.92000°E
Jasiirada Suqadara waxaa ay ku taala Marinka Gardafuul. Waxa ayna xeebaha Soomaaliya u jirtaa 240km. jasiiradan waxa ay ka tirsan tahay wadanka Soomaaliya , waxa ayna ka kooban tahay 4 jasiiradood, mida ugu weyn ayaa ah Suqadara. jasiiradan dadka dagan ayaa asalkooda waxa uu kasoo jeedaa soomali Meheri , Jasiirada soqotra waxaa degen dad gaaraayo ilaa 100,000 oo qof. Waxana laga dhabarjaray somalidii Somali Degaanka
sido Kale fiiri
wax ka badal- saqutra waa jasiiradda u dhaxeyso somaliya iyo yaman.
- somaliya waxa ay u jirtaa 300 km halka ay dalka yaman ay u jirto 500 km .
- madanaa waxaa ku nool soomali iyo carab.
- luuqadaha lagu hadlo waa afka soomaliga iyo afka carabiga.
- waxaa inta badan u badan dadka soomalida.
- waxaa ay inta badan yihiin beeraaley iyo kalumeystayaal.
- waa aniga oo ah mohamed jama harett ( dolow)
- Somali Degaanka