Fiqi ayuub
Appearance
Fiqi ayuub Waa degmo
katirsan gobolka Togdheer Waxana Degmo loo Magacabay cahdigi Madaxweyene Siilaanyo degmadan waxa dega Reeryoonis MaxamedYoonis .. Fiqi Ayuub dadka kunool deegankeda waxa lagu qiyaasa 8000 oo qof oo isugu jira beeralay iyo xoolo dhaqato.
Magaalooyinka Gobolka Togdheer | |
---|---|
Burco · Buuhoodle · Oodweyne · Sheekh |