Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook
Transfiguration pending
Jump to content

Mahad hubeeye

Ka Wikipedia

waxaa loo garan ogyahay mahad hubeeye waxa uuna kunoolaa magaalada muqadisho waxa uuna waxa uuna wax kusoo barya wadanka Ethopia gaar ahaa jaamacada hara manyo isaga oo halkaas kasoo qatay shahaadada erka mr mahad hubeeye wakhti xaadirka waxa uu kunool yahay magaalada caasimada aha ee muqadisho waxa uuna ka hawl galaa kambaniga loo yaqaano somali optical mahad hubeeye waa aabe dhalay 3 ubada inta aan ka naqaano waa nin kufiican dhexgalka bulshada qaybaheeda kala duwan ma ahaan dadka aadka u hadalka badan marka laga reebo inuu erayo kooban oo xigmadaysan uu ku hadlo mahad hubeeye bwaxa uu kudhashay sanadii 1995 wadanka Ethopia gaar ahaan deegaabka somalida

[wax ka badal | wax ka badal xogta]