Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook
Jump to content

Dhunqoray

Ka Wikipedia
dhunqoray

Dhunqoray waxaa af ingiriis lagu dhahaa genet; (Af Carabi : arAf Ingiriis : genet) waa xayawaan iyo naasley oo badankood Afrika dega. Jidka dhunqorayda waa caato oo lafo ceyriin ah, iyo badankood waxay ku nool yihiin geedadka iyo duuraha; waxayna hawlsan yihiin badankod xiliga habeenka. Cuntada daruuriga u ah dhunqorayada, waa noocyo baahsan oo isugu jira qudaar iyo hilin oo la koobi karin.[1]

  1. Werdelin, L.; Peigné, S. (2010). "Carnivora". In Werdelin, L.; Sanders, W. J. (eds.). Cenozoic Mammals of Africa. Berkeley, California: University of California Press. pp. 603–657. ISBN 9780520257214.