Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook
Jump to content

K (alifbeet)

Ka Wikipedia

K, ama k, waa xarafka kow iyo tobnaad ee alifbeetada Ingiriisiga casriga ah iyo alifbeetada Laatiinka aasaasiga ah ee ISO. Gudaha Af-Soomaali, K waxay u dhigantaa ku dhawaaqida Carabiga ك.

K

K k
Liiska alifbeetada laatiinka
A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U V W X Y Z