Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook
Jump to content

Portal:Juqraafi

Ka Wikipedia
Hiddaha iyo Dhaqanka Sooyaal Juqraafi Taariikh Xisaab Saynis Bulsho Farsamo Falsafad Diimaha Tusmo Cunto

 Bulshada:  Arimaha Bulshada    Hiddaha iyo Dhaqanka    Cilminafsi    Dhaqaalaha    Siyaasadda    Waxbarashada iyo Barbaarinta    Juqraafi    Taariikh    Sharci    Luqad    ( Fikir )    ( Falsafad )  

Juqraafi

Khariidadaha dhulka

Juqraafi waa cilmi dersa Khariidadaha dhulka oo ay hoos yimaadaan barriga, webiyada iyo badaha.

Howraar kale, juqraafigu waa barashada sida aadamuhu ugu dul noolyahay koonka ayadoo laga eegayo xaga laqabsiga bey"aadka kala duwan ee uu nooluhu kukala noolyahay. Dhugasha xeeldheerida juqraafiga ee dhulka iyo sida nooluhu ugu dul noolyahay, ayaa sababtay in jugraafigu noqdo xarunta kulmisa culuumta uu noolaha maanta uga hanaqaaday sida uu ugu dul noolyahay dhulka, inkastoo, jugraafigu leeyahay qeexitan fara badan hadana si walba oo loo qeexaa ayaa noqotay mid lagu wada wadarsanyahay maadaama nooluhu uu tibaaxayo sida uu isagu ugu dul noolyahay hadaba, jugraafiga ayaa waxaa loo kala qeybiyaa labo qeybood oo aad u muhiim ah.

Laamaha

Maqaal xul ah

Roob da'aya
Roob waa dhibco biyo dareere ah oo ka yimaada daruuraha cirka taasi oo ku soo da'da oogada sare ee dhulka. Roobku wuxuu ka mid yahay marxaladaha "wareega biyaha" waana nidaamka dhulku ku helo biyo saafi ah. Roobku wuxuu sameeysmaa markaa biyaha fadhiya (sida harooyinka, balayada, webiyada iyo badaha) ay ku uumi-baxaan cirka, halkaas ooy ku qaboobaan ka dibna cufisjiidadka dartii ku soo dhaca dhulka ayagoo ah dhibco biyo hoore ah.

Ma ogtahay

Ma ogtahay in qoraxdu:
  • tahay xidiga Bahda Qoraxdu Midaysay.
  • ku wareegto udub dhexaadkeeda.
  • ku dhex wareegto Galagsiga Milky Way badhtamaheeda aya oo ku socota xawaare dhan 220 km ilbidhiqsigiiba
  • leedahay isku wareega (goobo) u dhigma 109 jeer dhulka iyo mug (mass) 330,000 jeer dhulka.
  • ka samaysan tahay Hydrogen (73.46%).
  • heelkulka bu'du (core) tahay 15.7 milyan °C, halka heerkulka oogada sare yahay 5,800 °C.
  • tahay isha koowaad ee dhamaan awooda ka jirta Bahda Qoraxdu Mideysay.
  • ka mid tahay xidigaha loo yaqaano G-type (G2V) kuwaasi oo ah darajada 4aad ee xidigaha. Taasi micnaheedu waa waxa jira ugu yaraan 3 nooc xidigo ah oo ka xajmi iyo qaro weyn qoraxda.
  • jirto 4.6 bilyan sano (waa sida saynisyahanadu sheegeen).
  • leedahay awood magnet oo aad u xoog badan taasi oo isku heysa dhamaan meerayaasha Bahda Qoraxdu Mideysay.

Sawir xul ah

Iskaashi

Maqaal la doonayo

Wikimedia

Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia ee qodobkaan raacsan:

Wikibooks
Buugaag

Commons
Sawirro

Wikinews 
Warar

Wikiquote 
Oraahaha

Wikisource 
Qoraal

Wikiversity
Xogaha waxbarashada

Wikivoyage 
Hagaha safarrada

Wiktionary 
Qaamuus

Wikidata 
Liiska caddeymaha

Wikispecies 
Abla-ablayn

Hooyga muhiimka ah:
Qaaradaha:

Aasiya | Afrika | Antarktika | Ooshiyaaniya | Latin Ameerika | Woqooyiga Ameerika | Yurub |

Portal Bahwadaag la ah:

Carabta | Hiddaha iyo Dhaqanka | Af-Soomaali | Siyaasadda |

Sidoo kale:

Soomaaliya

Bulsho ] Hooyga ]


(Nadiifinta Serverka waxa ku qarsoomay)