Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook
Jump to content

Spotify

Ka Wikipedia

Spotify (/ˈspɒtɪfaɪ/) waa adeeg baahinta muusiga khadka tooska ah.[1][2] Waxa ay bixisa in ka badan 30 milyan hees.[3]

Logo

Spotify waxaa laga heli karaa 61 waddan, oo ay ku jiraan Austria, Belgium, Denmark, Faroe Islands, Finland, France, Germany, the Netherlands, Norway, Spain, Sweden, Switzerland, Boqortooyada Ingiriiska, Hindiya iyo Maraykanka.

  1. Spotify
  2. "What is Spotify", How it Works Book of Amazing Technology, Imagine Publishing, p. 113, 2011, ISBN 978-1-908222-0-84
  3. Spotify