BBC News, Somali - War
BBC News Somali Top Stories
Muxuu salka ku hayaa khilaafka ka taagan dhulka xaruntii dab damiska ee Muqdisho?
Dhulkan ayaa dadka deggan ay sameeyeen bannaanbax ay kaga soo horjeedaan, shaqaaqo ayaana ka dhacday sababtay dhimasho iyo dhaawac.
Maxaa dheeraad ah oo aan ka ognahay weerarkii Israa’iil ay ku qaaday Iiraan
Sida ay baahisey wakaaladda wararka Fars ee dalka Iraan, qarax ayaa laga maqlay waqooyi-galbeed ee magaalada Isfahan subaxnimadii hore ee Jimcaha.
Waa kuma madaxweynaha Arsenal Taageera ee London u tagay daawashada ciyaartii Champion-ka?
Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame oo jira 66 sanno dalka Rwandana hoggaaminaayay tan iyo 2000 ayaa dhaleeceyn balaadhan kala kulmay ka qayb galka kulankii Champions League ee u dhexeeyay Arsenal iyo Bayern Munich.
Xiriir miyaa ka dhaxeeya dekadda cusub ee Somaliland ka dhiseyso Lughaya iyo is-afgaradkii ay la gashay Itoobiya?
Waxaa soo baxaya in Somaliland ay bilaabayso dhismaha dekad cusub oo laga hirgalinayo magaalada qaddiimiga ah ee Lughaya oo ka tirsan gobolka Awdal.
Maxaa dib u soo cusbooneysiiyay dagaallada dib uga dhex qarxay Tigrayga iyo Amxaarada?
Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in qaybo ka mid ah dalkaas uu ka socdo dagaal xooggan oo u dhaxeeya Amxaarada iyo Tigreyga.
Soomaaliya iyo dalalka kale ee dowladahu go'aamo ka gaaraan xilliyada hurdada, caweyska iyo nolosha kale ee dadka
Marka ay noqoto qaaradaha kala duwan ee caalamka iyo marka laga eego dhanka diimaha, dal waliba waxbaa kamid noqon kara caadooyinka maguuraanka ah ee laga isticmaalo, taas oo dalal kale la’iskuba maxkamadeeyo.
Sidee dhalinyaradan Soomaaliyeed ay 22 dal oo Carbeed uga guulaysteen abaalmarintan caalamiga ah?
Tartanka waxaa ka qayb galay ilaa toddobatan kooxood oo isxilqaamayaal ah oo ka kala socda dalalka Carabta kuwaas oo ka shaqeeya barnaamijyada iskaa wax u qabso ee bulshooyinka wax loogu taro.
Wax ka ogow saddexda siyaabood ee Israa’iil uga jawaabi karto weerkii Iiraan
Iiraan ayaa dhowaan weerar aan hore loo arag ku qaadday qeybo ka mid ah Israa'iil.
Roobka gacan ku sameyska ah miyaa sababay daadadka Dubai?
Bishii Janaayo, Maamulka Wadooyinka iyo Gaadiidka ee Imaaraadka Carabta ayaa sameeyay qeyb cusub oo ka caawin doonta maareynta fatahaadaha Dubai.
Ugbaad Aragsan ma waxaa loo xiray anshax xummo mise siyaasad
Qoyska Ugbaad aragsan oo BBC-da la hadlay ayaa sheegay in xilligii la qabanayay ay ku sugneyd xarunteeda ganacsi isla markaana ay qal-qal ku beertay qaabka ay boolisku uga hawl galeen soo qabashadeeda.
Qofkii afaraad ee afar kelyood leh dunida oo dhan oo laga helay Soomaaliya
Dadka leh kelyaha dheeraadka ah ee laga diiwaan geliyay adduunka oo dhan ayaa ah kaliya saddex ruux iyada oo qofkii afaraad haatan laga helay gudaha Soomaaliya.
Maqal iyo Muuqaal
Xul
Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.
Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil
Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub
Muuqaal, Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto
Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.
Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho
Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.
Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?
Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.
Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’
Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.
‘Sida aan kusoo noolaaday ayay i weydiiyaan’: Fanaanadii Waayaha Cusub ee geerideeda la faafiyay oo BBC la hadashay
Muddo ka badan shan iyo toban sano ayaa lagu tirinayay inay geeriyootay Mulki Buraale, oo ah gabadh heesaa ah, oo ka tirsanyd kooxdii Waayaha Cusub ee hormuudka mar u ahayd fanka casriga ah ee Soomaalida
"Faa'iidada" laga helo in lammaanaha ay kala seexdaan labo sariirood
Dhab ahaantii, hurdo la'aantu waxay kordhisaa khatarta ah inaad ku dhacdo xaalado caafimaad oo halis ah, oo ay ku jiraan cayilka, sonkorowga iyo cudurada wadnaha, sida uu qabo Harvard Medical School.
Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda
Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi.
Israa'iiliyiin ka sheekeeyay yaabkii ay la kulmeen markii ay falastiiniyiintu albaabada ku soo garaaceen
Qaar badan ayaa dhuumanaya, iyagoo sheegaya inay maqlayaan rasaas, halka qaar kalena aysan heli karin dadka maqan.
Fan iyo Dhaqan
Seynis iyo Caafimaad
Diin iyo Taariikh
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Ciyaaraha
Ganacsiga iyo Tiknoolijiyadda
Sawirro
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 19 Abriil 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 19 Abriil 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 18 Abriil 2024, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 18 Abriil 2024, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.