Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn ku saabsan baaritaankii FBI-da ee guriga Donald Trump


Toddobaadkii hore, waxay hay'adda dambi baarista Mareykanka ee FBI ay u dhacdey xarrunta Mara Lago ee gobolka Florida oo ah goob deegaan uu leeyahay madaxweynihii hore Mareykanka Donald Trump.

FBI-du waxay sheegtay inay heysatay oggolaansho ay ku galeen xaruntan.

Warbaahinta Mareykanka qaar ayaa tabinayay in madaxweyne Trump uu xaruntaasi ku hayay dukumiintiyo khuseeya ammaanka qaranka Mareykanka.

Haddaba maxay ka dhigan tahay siyaasad iyo ammaan ahaanba baaritaanka ay FBI du ku sameysay xarruntaasi?

Jamaal Axmed Cismaan ayaa su'aalahaas iyo kuwa kaleba waydiiyay Maxamed Xuseen oo ah aqoonyahan ka faallooda arrimaha siyaasadda iyo amniga, deganna Mareyanka.

Falanqeyn ku saabsan baaritaank FBI-da ee guriga Donald Trump.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:45 0:00

XS
SM
MD
LG