Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay Iran ka tiri weerarkii lagu dhaawacay Salman Rushdie?


SALMAN RUSHDIE
SALMAN RUSHDIE

Dowladda Iran ayaa maanta oo Isniin ah beenisay inay wax xiriir ah la leedahay ninkii weeraray qoraaga British-ka ah ee Salman Rushdie, balse waxa ay ku eedaysay qoraaga laftiisa in uu "aflagaadeeyey" Islaamka gaar ahaan buuggiisii "Aayaadka Shaydaanka". Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo soo koobaya Xuseen Barre.

Iran oo iska fogeysay in ay ku lug lahayd weerarkii Rushdie
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:50 0:00

XS
SM
MD
LG