Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixinno iyo wareysiyo ku saabsan doorashada William Ruto


KENYA-ELECTION/RESULTS - WILLIAM RUTO, president-elect of Kenya
KENYA-ELECTION/RESULTS - WILLIAM RUTO, president-elect of Kenya

Dalka Kenya, guddoomiyaha guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqay in Willaim Ruto, madaxweyne kyxigeenki hore ee Kenya uu ku guuleystay doorashada dalka Kenya, isagoo helay 50.48 boqolkiiba codadkii doorashada.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashada iyo Ilaalada Xuduudaha Wafula Chebukati ayaa sheegay in Ruto uu helay 7.18 milyan oo cod oo u dhiganta 50.49 boqolkiiba, iyadoo uu Odinga helay 6.94 milyan oo cod oo u dhiganta 48.85 boqolkiiba.

Halkan ka dhageyso wararka la xiriira natiijada doorashada Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:27 0:00

XS
SM
MD
LG