Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn ku saabsan doorashada William Ruto


Guddoomiyaha guddiga doorashada ee Kenya ayaa Isniinta maanta ah ku dhawaaqay in madaxweyne ku-xigeenka dalkaasi William Ruto uu ku guuleystay doorashadii sida weyn loogu loollamay ee madaxtinimada.

Afar ka mid ah toddobada xubnood ee Guddiga Doorashada Kenya ayaa Isniinta maanta ah in aysan aqqoonsaneyn natiijada doorashada madaxtinimo ee lagu dhawaaqay.

Haddaba, sidee loo arkaa doorashada iyo waxa xiga? Maxayse ka dhigan tahay diidmada xubnaha ka tirsan guddiga doorashada ee iney aqqoonsadaan natiijada? Jacfar Kuukaay ayaa weydiiyay Axmed Maxamed Mooge oo ah fallanqeeya arrimaha Geeska Africa kuna sugan Nairobi.

Falanqeyn ku saabsan natiijada doorashada Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:18 0:00

XS
SM
MD
LG