Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyay ee tirinta codadka doorashada Kenya


Willian Ruto and Raila Odinga
Willian Ruto and Raila Odinga

Tirinta codadka doorashadii Talaadadii ka dhacday Kenya ayaa wali socota iyada oo madaxweyne ku xigeenka William Ruto iyo musharaxa ugu weyn mucaaradka ee Raila Odinga uu marba mid ku hormarayo natiijada hordhaca ah.

Abdul Shakuur Aboud oo ka tirsan laanta sawaaxiliga ee VOA oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa wariyaha VOA ee Washington James Butte u sheegay in dadka Kenya qaarkood ay u muuqdaan kuwo ku jahwareersan habka cusub ee tirinta codadka.

Waxa uu sheegay in saxaafaddu ay tabineyso natiijooyin horudhac ah oo kala duwan oo abuuray jahawareer cusub.

haddaba wararkii u danbeeyay ee la xiriira doorashada Kenya waxaa Nairobi inooga soo dirtay wariyaha VOA-da Intisar Salah Hussein.

Jaha wareer ka jira tirinta codka doorashada Kenya.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:53 0:00

XS
SM
MD
LG