Barnaamijka Amuuraha Mareykanka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay maxkamadeynta madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump oo ka socota degmada Manhattan ee magaalada New York.
Khubarada dhaqaalaha ayaa sheegaya in dhaqaalaha Maraykanku uu hadda si wanaagsan u korayo, marka loo barbardhigo sanadihii la soo dhaafay oo xanuunkii COVID-19 uu saameyn aan wanaagsaneyn uu ku yeeshay.
Mareykanka ayaa ciidamadiisa kala bixi doona Niger, sida ay tebinayaan wakaaladda wararka ee Reuters iyo wargeyska New York Times.
Maamulka Biden ayaa sheegay inaanay ku lug lahayn duqayntii ay Israa’iil ka geysatay gudaha Iran Jimcihii.
Hay'adda maamusha warbaahinta Voice of America ee USAGM ayaa Jimcihii u magacowda Michael Abramowitz inuu noqdo agaasimaha rasmiga ah ee VOA.
Maanta oo Khamiis ayaa lagu wadaa in maxkamadda degmada Manhattan ee magaalada New York dib u amba-qaaddo, dhageysiga kiisaska dacawadeed ee tirad badnaa oo uu kujiro kiiska sumcad-dilista ah oo ka dhan madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump.
Qaar kamid ah dhalinyarada Soomaalida ee wax ku baratay dalkan Mareykanka ayaa si weyn usoo dhoweeyay qorshiha Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden uu ku dhawaaqay ahaa inuu cafin doono deynta waxbarasho ee lagu leeyahay ardaydii horay amaahda waxbarasho u qaatay.
Barnaamijka Amuuraha Maraykanka waxa uu maanta ku saabsan yahay doorka dowladda Mareykanka ee xiisadda Iran iyo Israel kadib weerarkii ay Tehran ku qaaday Israel iyo jawaabta laga filan karo Tel Aviv.
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa toddobaadkii hore ku dhawaaqay in uu cafin doono amaahda waxbarasho ee lagu leeyahay ardaydii horay deymaha waxbarasho u qaatay.
Kuwo kale