Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska Washington: Cabdi Xaashi iyo waayihiisii agaasimaha Tiyaatarka


Cabdi Xaashi
Cabdi Xaashi

WASHINGTON — Barnaamijka Caweyska Washington waxaa toddobaadkan maqli doontaa qeybtii labaad ee wareysi uu barnaamijka siiyay guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo waayihii uu maareeyaha ka ahaa tiyaatark qaranka Soomaaliyeed ee Muqdisho. Qeybta danbe ee barnaamijkana waxa aad ku maqli doontaan wareysi aan la yeelannay fannaanadda caanka ah ee Caasha Cabdow Maliika.

Waxaa soo jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan.

Dhageyso Barn. Caweyska Washington
please wait

No media source currently available

0:00 0:25:29 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG