Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Heerka Umul-raaca Soomaaliya


Somalia Africa Birth Day Deaths
Somalia Africa Birth Day Deaths

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, wuxuu todobaadkan ku saabsan yahay heerka uu gaarsiisan-yahay Umul-raaca Hooyooyinka Soomaaliya.

Waxaa marti ku ah, Dr. Lul Maxamud Maxamed oo ah guddoomiyaha ururka dhaqaatirta Soomaaliyeed, ahna hormuudka kulliyada caafimaadka ee Jaamacadda Jazeera ee magaalada Muqdisho. Waxaa soo jeedinaya, Nur Hassan Nur.

please wait

No media source currently available

0:00 0:28:22 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG