Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Wararkii ugu dambeeyay ee tirinta codadka doorashada Kenya

Willian Ruto iyo Raila Odinga

Doorashadii guud ee Kenya ee shalay dhacday ayaa waxaa hadda socda tirinta codadka, iyada oo ay si weyn ugu loollamayaan Madaxweyne ku xigeenka Kenya William Ruto iyo Ra'isul wasarihii hore Raila Odinga, waxaana la filayaa galinka dambe ee maanta ay tirintu soo gabagabowdo.

Haddaba wararkii u dambeeyey ee codbixinta maanta ayaa Sahra Cabdi Axmed ka wareysatay wariyaha VOA ee magaalada Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada Kenya.mp3