Shaqaale ka tirsan shirkadda isgaarsiinnta ee Hormuud ayaa ku dhintay qarax ka dhacay galabta nawaaxiga Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdishu.
Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa si weyn ugu tiirsan ganacsiga gaarka loo leeyahay oo inta badanna xilligan bixiya adeegyadii dadweynaha ee horey looga bartay dawladaha.
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa muhiimadda maalgashiga Soomaaliya, waxaana soo saaray, soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur (Nuur Bukhaari).
Iyadoo wali uu socdo dhismaha Suuqii Waaheen ee magaalada Hargaysa ee gubtay sanadkii 2022 ayay ku soo kordhayaan suuqyo cusub iyo goobo ganacsi oo kala duwan kuwaasi oo uu ka mid yahay Suuqa Hadhwanaag oo dhawaan laga furay badhtamaha Hargaysa.
Maxaxweynaha Soomaaliya ayaa horrantii sannadkii hore ku baaqay in is-beddel lagu sameeyo xaaladda Soomaaliya ee xilligan, isaga oo sheegay inay muhiim tahay in la gaaro waxa uu ugu yeeray 'Soomaaliya oo barwaaqo ah' mustaqbalka,
WASHINGTON — Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan. Barnaamijka waxaa soo saaray soona jeedineysa, Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud).
Wasaaradda Tacliinta Sare ee Jabuuti ayaa Jaamacadda Djibouti ku soo kor dhisay xarun isugu jirta shaybaar, iyo cilmi baaris loogu talogalay ardayda barata kulliyadda injinneeriyadda ee jaamacadda.
Ku soo dhowaada Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, waxaana soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab).
Ku soo dhowaada Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee VOA waxaana toddobaadkan si wadajir ah u soo jeedinaya Ibraahim Xasan Daandureey iyo Nuur Xassan Nuur (Bukhaari).
Kooxda Leicester City ayaa dib ugu soo laabatay horyaalka Premier League Jimcihii kadib markii kooxda ay xafiiltamaan ee Leeds United ay 4-0 ku garaacday kooxda QPR, taasoo xaqiijineysa in hogaamiyaasha horyaalka heerka labaad ay ku dhameysan doonaan labada kooxood ee ugu sareysa kala saraynta
Kuwo kale