Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya


Maxamed Barre
Maxamed Barre

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa wararka Soomaaliya hareeyey muran ku saabsan gabar ku ordaysa magaca Jaamacadaha Soomaaliya oo ka qaybgashay tartanka Jaamacadaha dunida ee lagu magacaabo FISU oo sannadkan lagu qabtay magaalada Chengdu ee dalka Shiinaha.

Gabdhaas ayaa wareeggii hore ee is-reeb-reebka ka gashay meel aad u hoosaysa. Arrintan ayaa dhalisay in su’aalo la iska weydiiyeyo diyaar garowga tartankan ee jaamacadaha.

Haddaba Haaruun Macruuf ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Maxamed Barre. Waxana uu weydiiyey natiijada kasoo baxday baaritaankooda.

Wareysi: Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:32 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG