Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Olole lagu cirib-tirayo Gudniinka Fircooniga oo ka socda Somaliland


Dadaallo lagu cirib tirayo gudniinka fircooniga ah ayaa ka socda magalooyinka waa weyn ee Somaliland, iyadoo culima’udiinka, bahda caafimaadka iyo mas’uuliyiinta wasaaradda shaqo galintu ay iska kaashanayaan.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Olole lagu cirib-tirayo Gudniinka Fircooniga oo ka socda Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:42 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG