Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faafaahin dheeri ah oo ku saabsan khasaaraha weerar Al-Shabaab ku qaaday deegaanka Dhanaane


Sawir hore
Sawir hore

Dagaal culus ayaa saakay ka dhacay deegaanka Dhanaane oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose, kaasi oo la sheegay in khasaare uu ka soo gaaray ciidanka dowladda Soomaaliya.

Weerarka oo ku bilowday qaraxyo ayaa malayshiyada Al-Shabaab waxa ay ku qaadeen ciidamo ka tirsan dowladda oo ku sugnaa deegaan lagu magacaabo Busleey oo ku aadan xeebta Jazeera ee koonfurta Muqdisho.

Sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka dowladda ayaa ku dhintay dagaalka sida ay xaqiijiyeen saraakiisha amniga.

Warbixintan waxaa Muqdishu ka soo diray Wariyaha VOA, Cabduqaadir Maxamed Cabdulle.

Faahfaahinta weerarkii Al-Shabaab ku qaaday saldhigga ciidamada Dhanaane
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:31 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG