Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Burcad badeed Soomaali ah oo maxkamad lagu soo taagay India


Maxakmad ku taala dalka Hindiya ayaa Axaddi shalay bilowday dhageysiga dacwad ka dhan ah 35 eedaysane oo burcad badeed Soomaali ah, kuwaaso oo maalmo ka hor lagu soo qabtay howlgal ay ciidamada Badda ee India ku soo furteen Markab ku gooshayay calanka Jaziiradda Malta.

Markba ayaa gacanta ugu jiray kooxdani muddo bilooyin ah. Warbixin ay arrintan ka qortay wakaalada wararka ee AFP, iyo qoraal ka soo baxay Safaaradda Soomaaliya ee India waxaa inoo soo koobaya, Maxamed Colaad Xassan.

Burcad badeed Soomaali ah oo maxkamad lagu soo taagay India
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:18 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG