Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Koonfur Galbeed oo diyaargaroow ugu jirta roobka guga


Baydhaba
Baydhaba

Mas’uuliyiinta katirsan Maamulka KG iyo saraakiil kasocday hay’adaha Samafalka ayaa kulan kuyeeshay magaalada Baydhabo, waxayna kawada hadleen sida looga hortagi karo khasaaraha ay gaysan karaan roobka gu’ga oo dhawaan lafilayo inay bilowdaan.

Roobabkii ka da’ay geeska Africa dabayaaqadii sanadkii hore ayaa khasaare lixaad leh u geystay dadka iyo duunyada ee magaalooyin badan oo ku yaala soomaaliya.

Warxibintan waxaa magaalada Baydhaba ka soo diray Muqtaar Maxamed Catoosh.

Koofur Galbeed oo diyaargaroobeysa roobabka guga
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:58 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG