Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee looga hortagi karaa musiibooyinka is-bedelka cimilada?


Dhallinyaro Soomaali ah oo isku xilqaamay kuwaas oo ku kala sugan magaalooyinka Nairobi iyo Mandera ee dalka Kenya ayaa wada dadaallo ay ku doonayaan inay wax uga qabtaan dhibaatooyinka iyo saamaynta ka dhasha isbadallada cimilada iyo wasakhoowga deegaanka.

Dhallinyarada ayaa bulshada ka wacyi geliya sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka arrimaha deegaanka.

Burhaanudiin Xaaji Maxamuud iyo iyo Maxamuud Maxamed Faahiye oo labadaba hadda ku sugan magaalada Nairobi ayaa dadaallada ay wadaan uga warramay wariyaheena Khadar Maxamuud Xareed, waxaana ugu horrayn hadalka ku hormaraya Burhaanudiin Xaaji Maxamuud, Mandeera.

Isbedelka Cimilada
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:32 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG