Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee maanta looga ciiday magaalada Nairobi?


Eid Mubarak
Eid Mubarak

Dunida oo dhan ayaa Arbacada maanta ah si wadajir ah looga cidayaa, kadib markii ay muslimiintu ay soo gabagabeeyeen soonka bishii barakeysneyd ee Ramadan oo ka mid ah shanta tiir ee Islaamka.

Muslimiinta Kenya ayaa u saaka u dareeray salaadda ciidda, waxaana warbixintan kasoo diray Yaasin Ciise Wardheere.

EID AL FITR NAIROBI
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:32 0:00

Maanta oo kale, waxaa sidoo kale iddaacadaheenna soo socda ku maqli doontaan warbixin, wareysiyo heeso aan idiinkaga diyaarinay barnaamijka Ciidda ee aan ugu talagalnay dhagaystayaasheen.

Qeyb ka mid ah hadii aan idiin sii maqashiino.

Wararka ciidda
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:26 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG