Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tirada Soomaalida laga helayo cudurka kansarka oo korortay


Dhaqaatiirta Magalada Bosaaso ayaa sheegay in ay korartay Tirada dadka laga helayao cudurka kansarka ee Magaaloyinka Gobolka Bari gaar ahaan meelaha laamiga ka baxsan ee ay ay adag tahay in laga helo adeeg caafimaad.

Dadka laga helaayo xanuunada ayaa iskugu jira dad waaweyn iyo caruur kuwaas oo howlwadeennada caafimaadka ay sheegeen in aysan ku baraarugsaneen Xanuunkaan oo xili uu soo ritay ay tagayaan goobaha caafimadka taas oo horseediu karta in dalka wax looga waban waayo.

Dr Abdiaziz Ahmed Gurey, oo ka howgala isbitaalka guud ee magaalada Bosaso ayaa VOA u sheegay in xanuunka Cancerka uu aad ugu badan yahay bulshada Puntland. Wuxuu u warramay Yuusuf Maxamuud Yuusuf.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:06 0:00
Dr. Abdulaziz Ahmed Gurey, wuxuu ka howlgalaa isbitaalka guud ee magaalada Bosaso.
Dr. Abdulaziz Ahmed Gurey, wuxuu ka howlgalaa isbitaalka guud ee magaalada Bosaso.

Madal

XS
SM
MD
LG