Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abiy oo ra'iisul wasaare ku-xigeen u magacaabay siyaasi Soomaali ah


Ra’iisul Wasaaraha Itaoobiya Abiy Axmed ayaa mid ka mid ah siyaasiyiinta Soomaalida dalkaasi u magacaabay jago sare oo ka mid ah kuwa ugu sarreeya dalkaas.

War qoraal ah oo shalay lasoo dhigay bogga Facebook ee Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu shaaciyey in Aadan Faarax loo magacaabay Madaxa Xafiiska Xiriirinta Dhismaha Dimqoraadyadda, iyadoo uu qaadanayo mansab ah ku-xigeen Ra’iisul Wasaare.

Aadan Faarax ayaa horey usoo noqday Af-hayeenka Aqalka Federaalka, waxaana mudooyinkii u dambeeyey uu soo ahaa ku xigeenka xisbiga talada haya ee Prosperity Party (PP).

Aadan Faarax waxa uu horey xilal kala duwan uga soo qabtay gobolka ismaamulka Soomaalida Itoobiya.

Madal

XS
SM
MD
LG