Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aqalka Cad oo ku dhawaaqay in la hakiyay dullaankii Israa'iil ee Rafax


Aqalka Cad ee dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqay Khamiistii in hakad la geliyey hawlgalkii dhinaca dhulka ee ay Israa’iil qorshaynaysay inay ku qaaddo magaalada Rafax.

Waxaa la filayaa inuu qabsoomo kulankii baaqday ee dhex mari lahaa Maraykanka iyo Israa’iil, kaas oo ay labada dhinac kaga wada hadlayeen qorshaha Israa’iil ee Rafax.

Warbixin ay amuurtan ka qortay VOA, waxaa inoo soo koobaya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Mareykanka Israa'iil Rafah
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:22 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG