Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Buundo ku burburtay dekedda Baltimore kadib markii uu jiiray markab


Buundo weyn oo ku taalay dekedda magaalada Baltimore ee gobolka Maryland ee dalka Maraykanka ayaa subaxnimadii hore ee saaka duntay, kadib markii uu jiiray Markab kuwa koonteenarada qaada ah.

Waxaa lagu warramayaa in gawaari iyo illaa labaatan qof ay ku dhaceen biyaha buundadaasi hoos mara.

Warbixin ay arrintan ka qortay wakaaladda wararka ee Reuters, waxaa soo jeedinaysa Falastiin Axmed Iimaan.

Buundo weyn oo ku burburtay dekedda Baltimore ee Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:34 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG