Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Mareykanka oo baaris ku billowday shirkadda Boeing


Boeing
Boeing

Hay’adda maamusha duulimaadyada Mareykanka ee FAA ayaa baaris xooggan ku haysa shirkadda diyaaradaha rakaabka soo saarta ee BOEING.

FAA ayaa dhowaan amartay in baaris lagu sameeyo warshadda shirkadda Boeing ay ku leedahay magaalada Seattle, halkaasi oo lagu farsameeyey diyaaradaha 737 Max.

Tani ayaa ka dambeysay ka dib markii diyaarad nooca 373 Max ah uu albaabkeedu go’ay xilli ay hawada ku jirtay. Dhacdadan ayaa saameyn adag ku yeelatay shirkadda sida uu warbixintan ku eegayo Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Dowladda Mareykanka oo baaris ku billowday shirkadda Boeing
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:53 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG