Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gabdhaha baranaya baabuur wadista oo kusoo kordhaya Muqdisho


Dumarka baranaya Baabuur wadista ayaa kusoo kordhayey magaalada Muqdisho bilihii dembe, iyadoo arrintaan la sheegay in ay xiriir la leedahay isbdelka xagga amniga ah ee ka jirta Muqdisho iyo nolosha dib usoo laabaneysa.

Gabdhaha baranaya baabuur wadista ayaa sheegaya in ay hadda hirgelinayaan himilo muddo dheer ay ku taamayeen.

Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan soo diray.

Gabdhaha baranaya baabuur wadista oo kusoo kordhaya Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:57 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG