Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gobolka Florida oo caruurta ka mamnuucay baraha bulshada


Gobolka Florida ee dalka Maraykanka ayaa meel-mariyey sharci, si aad ah u xakamaynaya in caruurta da’da yari ay adeegsan karaan baraha bulshada.

Sharcigan oo dhaleecayn xooggan la kulmay, ayuu qalinka ku duugay barasaabka gobolka Florida Ron DeSantis maalinimadii Isniinta.

Warbixin ay arrintan ka qortay VOA, waxaa soo jeedinaya Ismaaciil Xuseen Farjar.

Gobolka Florida oo caruurta ka mamnuucay baraha bulshada
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:36 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG