Wajeer —
Sanduuqa horumarinta Bariga Wajeer ayaa markii ugu horreysay 300 oo ka mid ah Imaamyada iyo mu’adimiinta Masaajidda Wajeer guddoonsiiyay kaararka caymiska caafimaadka.
Warbixin ku saabsan arrintan waxaa Gaarisa ka soo diray Wariyaha VOA-da Maxamed Faarax Shire.
Madal