Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Macawisley weerar ku qaaday saldhiga Al-Shabaab ee duleedka Bardaale


Macawisley
Macawisley

Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka waaberigii ay kooxo Macawisley, ah oo ka tirsan dadka deegaanka, ay weerar ku qaadeen saldhig ay leeyihiin maleeshiyada Al-Shabaab oo ku yaalla duleedka degmada Bardaale.

Waxaa halkaas ka dhacay dagaal sababay khasaare xooggan, ayada oo ciidanka Macawisleyda ay sheegteen dilka 10 Shabaab ah iyo inay qabsadeen saldhiggii Al-Shabaab.

Wariyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Baydhaba.

Macawisley weerar ku qaaday saldhiga Al-Shabaab ee duleedka Bardaale
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:36 0:00


Madal

XS
SM
MD
LG