Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka iyo Israel oo isku khilaafsan weerarka Rafax


Sarkaal sare oo ka tirsan maamulka Biden ayaa ku booriyey wasiirka gaashaandhiga Israel Yoav Gallant inay ka tanaasulaan qorshaha ay ku galayaan Rafax oo ku taalla koonfurta Gaza.

Rafax ayaa waxaa ku nool in ka badan 1.4 million oo ah Falastiiniyiin rayid ah oo gabaad ka raadsaday.

Warkan ayaa soo baxay xili Maraykanka iyo Israa’iil ay ka dhaxeyso xiisad ka dhalatay hanaanka ay Israa’iil ay u wado dagaalka mudada lixda bilood socda ee ka dhanka ah Xamaas.

Warbixin ay diyaarisay wariyaha VOA ee Aqalka Cad Patsy Wadakuswara waxaa soo koobaya Cabdixakiin Shirwac.

Mareykanka iyo Israel oo isku khilaafsan weerarka Rafax
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:48 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG