Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo loogu baaqay inuu hagaajiyo siyaasadiisa Africa


Machadka Nabadda ee Maraykanka ee fadhigiisu yahay Washington ayaa ku baaqay in dowladda Maraykanka ay hagaajiso siyaasaddeeda Afrika iyada oo diiradda la saarayo macdanta muhiimka ah.

Talooyinka uu Machadku soo jeediyay ayaa waxaa ka mid ah kor u qaadida xidhiidhka diblomaasiyadeed iyo midka ganacsi ee Wadamada Afrika ee Macadanta leh.

Warbixin uu qoray wariyaha VOA Nike Ching, waxaa inoo soo koobaya Xuseen Barre.

Mareykanka oo loogu baaqay inuu hagaajiyo siyaasadiisa Africa
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:53 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG