Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo walaac ka muujiyay xiriirka xoogeysanaya ee Ruushka iyo Afrika


Dowladda Maraykanka ayaa walaac ka muujisay xiriirka sii kordhaya ee u dhexeeya Ruushka iyo Dalka Koonfur Afrka oo ka mid ah dalalka ugu dhaqaalaha badan Afrika.

Arrintan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo uu sii xumaanayo xidhiidhka maraykanka iyo wadamada galbeedka afrika, iyada oo Arbacdii ay gaadheen dalka Niger ciidmadii u horeeyay ee Ruushka.

Warbixin arrimahan ku saabsan waxaa inoo haya Xuseen Barre.

Walaaca Mareykankaa ee Ruushka iyo Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:08 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG