Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Mandera


Mandera county Kenya
Mandera county Kenya

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay maqaayad cunto oo ku taalla magaalada Mandera ee Waqooyi Bari Kenya maanta, sida uu sheegeen goobjooge iyo warbaahinta Kenya.

Weriyahayaga Maxamed Faarax Shire ayaa qaraxan ka waraystay Ibraahim Aliyo “Ibrahim Happy” oo ah wariye ku nool magaalada Mandera.

Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Mandheera
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:57 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG