Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shacabka Niger oo dalbaday in ciidamada Mareykanku ka baxaan dalkooda


Protesters react as a man holds up a sign demanding U.S. Army soldiers leave Niger without negotiation during a demonstration in Niamey, on April 13, 2024.
Protesters react as a man holds up a sign demanding U.S. Army soldiers leave Niger without negotiation during a demonstration in Niamey, on April 13, 2024.

Boqolaal qof ayaa Sabtidii isugu soo baxay jidadka caasimada dalka Niger, iyagoo dalbnaya inay dalkaasi ka baxaan ciidamada Maraykanku, kadib markii milatariga dalkaasi maamulaa ay ku sii socdeen istaraatijiyadoodii ay kusoo afjarayeen heshiiskii Milatari ee ka dhaxeeyey Maraykanka islamarkaana ay soo dhaweeyeen tobabarayaal Ruush ah.

Warbixin ay arintan wakaalada wararka ee Reuters ka qortay waxa inoo soo jeedinaya Abdi hakin Shirwac.

Shacbiga Niger oo dalbaday in Mareykanku ka baxo dalkooda
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:37 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG