Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UNICEF oo ka dayrisay xaaladda 45 milyan oo caruur Afrikan ah


Sanduuqa carruurta ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in xaalad daran ay ka jirto dhowr waddan oo Bariga iyo Koonfurta Afrika ah, oo ugu yaraan 45 milyan oo carruur ah ay haysato cunto yari daran oo ay uga dartay isbeddelka cimilada.

Columbus Mavhunga ayaa warbixintan kasoo diray caasimada Zimbabwe, halkaas oo ay dowladdu sheegtay in aysan ku degdegi doonin in ay ku dhawaaqdo masiibo qaran in kasta oo ay abaaruhu ba'an yihiin dhammaan degmooyinka.

UNICEF oo ka dayrisay xaaladda 45 milyan oo caruur Afrikan ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:44 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG