Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa kuma Bassirou Diomaye Faye, madaxweynaha cusub ee Senegal?


Bassirou Diomaye Faye
Bassirou Diomaye Faye

Ka dib doorashadiisii, ayaa madaxweynaha cusub ee dalka Senegal, Bassirou Diomaye Faye, xilka loo dhaariyey 2-dii bishan April. Madaxweynaha oo ah hogaamiyaha ugu da’da yar qaaradda Afrika ayaa durba magacaabay ra’iisul wasaare cusub, kaas oo isna soo dhisay golihiisii wasiiradda.

Haddaba taariikhda madaxweynaha cusub ee Senegal iyo sida uu u maareyn doono xiriirka uu la leeyahay dalalka Galbeedka Afrika ee ay ku mideysan yihiin ururka ECOWAS iyo ka uu la leeyahay dalka Faransiiska oo horay u soo gumeysan jiray, ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Ibraahim Maxamed Maxamuud (Mustashaar) oo arrimaha Africa iyo Carabta aqoon u leh, kuna sugan gobolka Minnesota.

Ibraahim waxa uu marka hore ka hadlayaa taariikhdii madaxweyne Faye.

Waa kuma Bassirou Diomaye Faye, madaxweynaha cusub ee Senegal?
please wait

No media source currently available

0:00 0:08:29 0:00



Madal

XS
SM
MD
LG