Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyay ee dib-u-eegista Dastuurka


Baarlamaanka
Baarlamaanka

Dowladda, siyaasiinta iyo daneeyayaasha arrimaha Soomaaliya ee beesha Caalamka ayaa si weyn ugu kala aragti duwan wax ka bedelka lagu sameeynayo dastuurka federalka ee Soomalia, iyada oo dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed ay ka kala socda magaalooyinka Garoowe iyo Muqdisho.

Warbixin amuurtaasi kusaabsan waxa soo direy wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Wararkii ugu dambeeyay ee dib-u-eegusista dastuurka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:10 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG