Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry Andre (Qeybtii koowaad)


Larry André
Larry André

Safiirka dawladda Maraykanka ee Soomaaliya Larry Andre ayaa sheegay in madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu doonayo inuu waddanka ku hoggaamiyo qaab wadar-ogol ah.

Waxa uu sheegay in mid ka mid ah waxyaabaha ugu horreeya ee madaxweynuhu uu mudnaanta siinayo ay tahay wax ka qabashada dhibaatada bani’aadaminnimo ee ka dhalatay abaaraha.

Qaybtii hore ee waraysi dheer oo uu siiyey VOA waxaa inoo soo koobaya Haaruun Macruuf.

Wareysi: Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry Andre (Qeybtii koowaad)
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:48 0:00

XS
SM
MD
LG