Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wargelin: VOA Somali oo joojinaysa Idaacadda Duhurnimo


VOA SOMALI
VOA SOMALI

VOA Somali waxay ogeysiineysaa dhageystayaasheeda qiimaha in Idaacadda Duhurnimo oo u badneyd arrimaha dhallinyarada oo soo gali jirtey maalin kasta 1:30-ka ilaa 2-da duhirnimo xilliga Soomaaliya la joojin doono.

Waxa idaacadda duhurnimo u dambeysa Axadda soo socota ee bishan aan ku jirno ee March ay tahey 31-ka.

Waxaase naga xasuusin ah in laga billaabo Arbacada bish soo socota ee April ay tahey 17-ka, ay VOA soo dayn doonto Bartnaamij u gaar ah dhallinyarada oo Arbaca dhaaf ama bishii laba Arbacaad lagu fallanqeyn doono marba mowduucayada xasaasiga ah ee dhaliyarada Soomaaliyeed soo wahajaha.

Madal

XS
SM
MD
LG