Svoboda | Graniru | BBC Russia | Golosameriki | Facebook

Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaanada haweenka ah ee Soomaaliya oo ka walaacsan qoondada dumarka


Dumarka xildhibaanada ah qaarkood ayaa ka walaacsan sida ay noqon karto saamigii dumarka ee golayaasha sharci dejinta marka uu dhaqangalo wax ka bedelka dastuurka.

Dumarkan ayaa u ololeynaya in dastuurkan cusub lagu qeexo in dumarku helaan 30%, balse siyaasiyiinta u ololeyneysa dastuurkan cusub ayaa ku qancinaya dumarka in 30% qeybta dumarka lagu soo saari doono xeer oo aysan u baahneyn in dastuurka lagu daro.

Haddaba Falastin Ahmed Iman ayaa arrimahan ka wareysatey xildhibaan Zuhuur Xaaji Culusow oo ah guddoomiyaha kudlada haweenka ee baarlamanka Soomaaliya.

Xildhibaanada haweenka ah ee Soomaaliya oo ka walaacsan qoondada dumarka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG