Barnaamijka Bandhigga VOA-da waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaqiijinta qoondada dumarka ee Baarlamanka Soomaaliya, iyo dadaalka dumarka ku jira baaralamanka.
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay falalka amni darro ee dhawaanahan ka dhacayay Muqdisho, gaar ahaan kuwa la xiriira arrimaha qoyska.
Barnaamijka BandhiggaVOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay afka iyo qoraalka Soomaaliga.
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda Soomaalida qaxootiga ku ah dalka Switzerland.
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay loolanka awoodeed ee dunida iyo saameynta faragelin ka dhalata ay ku yeelan karto doorashooyinka caalamka ka dhacaya sanadkan 2024-ka.
Barnaamijka Bandhigga VOA-da waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatooyinka laga dhaxlo isbeddelka cimilada iyo sida looga gaashaaman karo.
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda dhallinyarada Soomalaiyeed ee dalka Mareykanka ka soo gala xuduuda koonfureed ee uu la wadaago Mexico.
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muranka ka taagan xeerka lagu galayo doorashooyinka soo socda ee Somaliland.
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay nidaamka dowladeed ee caalamka iyo haddii la joogo xilligii laga gudbi lahaa in quwado kooban ay ka taliyaan.
Kuwo kale