Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay falalka amni darro ee dhawaanahan ka dhacayay Muqdisho, gaar ahaan kuwa la xiriira arrimaha qoyska.
Barnaamijka BandhiggaVOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay afka iyo qoraalka Soomaaliga.
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda Soomaalida qaxootiga ku ah dalka Switzerland.
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay loolanka awoodeed ee dunida iyo saameynta faragelin ka dhalata ay ku yeelan karto doorashooyinka caalamka ka dhacaya sanadkan 2024-ka.
Barnaamijka Bandhigga VOA-da waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatooyinka laga dhaxlo isbeddelka cimilada iyo sida looga gaashaaman karo.
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda dhallinyarada Soomalaiyeed ee dalka Mareykanka ka soo gala xuduuda koonfureed ee uu la wadaago Mexico.
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muranka ka taagan xeerka lagu galayo doorashooyinka soo socda ee Somaliland.
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay nidaamka dowladeed ee caalamka iyo haddii la joogo xilligii laga gudbi lahaa in quwado kooban ay ka taliyaan.
Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda ka dhalatay is-afgaradkii ay 1-dii Janaayo magaalada Addis-Ababa ku saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland, kaasi oo si weyn ay uga soo horjeesatay dowladda federaalka Soomaaliya.
Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sida ay Soomaaliya ay uga faa’i-deysan karto dayn cafinta ay dhowaan ku guuleysatay, iyadoo dib u dhisaneysa kaabayaasha dhaqaalaha ee dagaallada ku burburay.
Kuwo kale